Completion requirements
View
Submit answers
Ujeeddada rayi’cabbirkani waa inay naga caawiso sidii aan u fahmi lahayn waxaad qiimaynta siineyso tacliinta lagu dhigto onlaynka.
Mid kasta oo ka mid ah 24ka kelmadood ee hoosta ayaa ku weydiinaya waxyaabaha aad kala soo kulantay cutubkan ee aad doorbideyso kuugu wanaagsan.
Ma jiraa jawaabo 'sax’ ama ‘qalad’ ah; waxaan daneyneynaa kaliya fikraddaada. Fadlan ku kalsoonow in jawaabahaaga loola dhaqmi doono si xog-dhow heer sare leh, oo ma saamayn doonto qiimayntaada.
Jawaabahaaga sida taxaddarka leh aad uga fakartay ayaa annaga naga caawin doona sidii aan horay ugu marin lahayn dariiqada loo soo bandhigo mustaqbalaka cutubkan onlaynka.